Ciidamo nagu raad jooga.

0
Monday March 04, 2019 - 15:36:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 18
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo nagu raad jooga.

    Dorraad illaa maanta ciidamo boolis ah ayaa naga raacdaynaya gudaha magaalada Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dorraad illaa maanta ciidamo boolis ah ayaa naga raacdaynaya gudaha magaalada Burco
Dorraad illaa maanta  ciidamo boolis ah ayaa naga raacdaynaya gudaha magaalada Burco.

Carwo gaadiidka kiraysa oo Burco ku taal  oo uu saaxiibkay ka kiraystay dorraad gaadhi  waa la xidhay ninkii carwada ka masuulka ahaa , oo waxa lagu xidhya saldhiga dhexe , gaadhigiina booliska ayaa la wareegay,sababta loo xidhayna waxa weeyey waxa laga rabaa in uu sheego meesha uu ku suganyahay qofka gaadhiga ka kiraystay.

Kuwa na raadinaya waxa aanu ku leennahay si cad ha ugu sheegaan umadda waxa ay naga rabaan oo wado sharci ha soo maraan  oo dacwad sharciga waafaqsan ha nagu soo oogaan hadii ay wax naga tirsanayaan diyaar baanu u nahaye ,umadduna marag ha ka noqoto , balse   ma yeelayno budhcadnimo iyo afduub.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip