5 bilood kaddib Burco ayaan ku soo laabtay

0
Saturday March 02, 2019 - 12:23:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    5 bilood kaddib Burco ayaan ku soo laabtay

    Waxa aan u soo noqday si aan xuquuqdayda Burco gudeheeda uga raadsado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Coldoon
Waxa aan u soo noqday si aan xuquuqdayda Burco gudeheeda uga raadsado.
5 bilood kaddib waxa aan dib ugu soo laabtay magaaladaydii Burco.waxa aan u mahadcelinaya xukuumadda iyo shacabka Soomaaligalbeed sida gobonimada leh ee ay noogu soo dhaweeyeen halkaa isla markaana aanu mudadaa ku dhex joognay  maamuuska iyo xorriyadda ,oo ugu horeeyo madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar.

Wixii aan Burco uga fogaaday 30/9/2018 kuma ogi in ay is badaleen, balse waxa ii muuqatay in aan Burco gudeheeda ku garnaqsado oo lahaanshahayga aasaasiga ah ka dhex doono. Ma hubo in aan helayo laakiin waan dadaalayaa haddii Allaah ogolaado.

C/Maalik Sh.Muuse Coldoon
Burco,1/3/2019.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip