Waxa aan xabsiga dhexe ee Hargeysa ku soo arkay ( Makhraatigayga)

0
Thursday January 03, 2019 - 20:38:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 89
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxa aan xabsiga dhexe ee Hargeysa ku soo arkay ( Makhraatigayga)

    Qaybta 1aad adeegga caafimaad ee jeelka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaybta 1aad adeegga caafimaad ee jeelka

 

Xabsigu ma laha shaybaadh caafimaad, Maxbuuska ku xanuunsada xabsiga dhexe (Jeelka weyn) ee magaalada Hargeysa ee u  baahda baadhitaan iyo shaybaadh caafimaad isaga ayaa la baxaya kharshka shaybaadhkiisa si loogu soo baadho meel ka baxsan jeelka (marka laga qaado dhiigga iyo waxa la halmaala),maxbuuska aan awoodin ama aan haysan kharash baadhitaan badanaa lama baadho, waxa dhacda maxbuuskaa waayey lacagtii shaybaadhka in ay ka bixiyaan maxaabiista dhaqaale ahaan markaa dhaanta.

 

Jeelka waxa ku dhex yaal qol yar oo ay fadhiistaan dhakhaatiir ka tirsan ciidanka asluubta Somaliland oo qaabilsan caafiimaadka maxaabiista , ma taalo daawo ku filan xanuunada kala duwan , maxaabiistu waxa ay ii sheegeen marka loo fasaxo in ay xaaladooda caafimaad uga waramaan dhakhaatiirta jeelka , waxa ay dhakhaatiirtaasi soo siiyaan hal nooc oo kiniin ah iyaga oo ay xanuunadoodu kala duwanyihiin , waxayna maxaabiistaasi u bixiyeen kiniinkaa la siiyo " iga hor dhaqaaq”

 

Waxa aan ku soo gabogabaynaa oo isweydiin mudan:Yaa ka masuul ah caafimaadka maxaabiista ?




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip